Guddoomiyaha Golaha deegaanka ee Gabiley Mudane Amiin Cumar Dheere iyo 20 Xildhibaan ee Golaha deegaanka ee Gabiley uu Koobsaday ayaan Wacyigelintii Looga Baahnaa ee Dabka aan usheegin Dadweynaha Gobolka Gabiley ku dhaqan taasi noqonaysa Dhaliil dusha kaga imanaysa marka Dab ka kaco Magaaladda Gabiley gudaheeda iyo Hareeraheeda inkasta oo ay ku dedaaleen sidii waaxda damdamiska looga yagleeli lahaa Dawladda hoose ee Gabiley oo Ciidankaasi ay ku baxeen Dhaqaale badan ay ku bixiyeen. Sidaasi Daraadeed dhaqaalahaasi uu Maayar amiin ku bixiyay qeybtaasi waxay ahayd in Barnaamijyo Wacyigelineed Warbaahinta uu adeegsado si loo garto maxaa dab ka kacayaaa, Halkee Gurmad looga hadlayaa haddii Qadar dhaco haddaba Ma Odhan karnaa Dadweynaha gabiley ku dhaqani Qaarkood inaanay garanayn Waxyaabaha Dabku ka kacayo oo badan sida Laydhka ,dabka la shito, jaarjerka lagu dabaysto Telefoonka iyo weliba Tashka dabka laydhka oo ka dhasha Kildhiga laydhka ku shaqeeya ee biyaha lagu diirsado iyo weliba kaawiyaddu laydhka ku shaqeysa haddii xadhigeeda Laydhku hadii uu hoolanyahay… lasoco qormadda danbe
Qalinkii wariye
Mohamed mussa inji Hargeysa Somaliland.
mobile;0634410416
HAbileynewwonline.com