Tacsi tiiraanyo leh oo ku socota caruurtii uu ka baxay (AHUN) Abtigay marxuum daahir cilmi cigaal fadan (daahir maax) oo galabta ku geeriyoodey magaalada borama.INAA LILAAHI WAINAAILAYHI RAAJICUUN.
INAA LILAAHI WAINAAILAYHI RAAJICUUN
Geeridan naxdinta leh ee ku timid abtigay iyo dhamaan reer daahir cilmi cigaal waxaan ilaaahay uga baryeynaa marxuumka inuu geeyo janatu fardawsa dhamaantayana ilahay samir iyo iimaan naga siiyo aamiin aamiin aamiin.
Waxaa tacsidan diraaya eheladii iyo qaraabadii uu kabaxay marxuum daahir cilmi cigaal oo galabta ku geeriyoodey borama.
Tacsidan oo ku socota ilmaabtiyaashay oo kalajooga borama,burco,jabuuti ,lafaciise jigjiga,hargaysa, dababuur.
Maxamed jeex aw yoonis iyo faadumo yuusuf miisaan
Xuseen jeex aw yoonis iyo hibi daahir
Xasan jeex aw yoonis iyo suleekha aw muuse cilmi
Maxamuud muuse aw yoonis iyo Safiya carab nageeye cilmi
Axmed daahir cabdilaahi