Published:

Hargeysa(GNO)November-15-2015- shirkada sharaabka ee SBI ayaa abaal marino kala duwan gudoonsiisay qaar ka mid ah macaamiisheeda oo ku guulaystay barnaamijka CAB OO GUULAYSO. Munaasibad balaadhan oo ay shirkaddu ku qabtay magaalada Hargeysa oo ay ka soo qayb galeen maamulaha guud ee shirkada Mustafe Cismaan Geelle iyo madaxda sare ee shirkadaasi ayaa abaal marinaha la gudoonsiiyey macaamiisha waxa ka mid ah ahaa gaadhi noociisu yahay Verossa, moobilo. Laptop-yo, lacag qadarkeedu yahay $500 iyo abaal marino kale.

Maamulaha guud ee shirkadda SBI Mustafe Cismaan Geelle oo ka hadlay munaasibadan ayaa u mahad celiyey guud ahaanba macaamiisha kala duwan ee Somaliland Iyo Puntland ee isticmaala sharaabka ay shirkaddu soo saarto, waxaanShirkadda SBI Oo Gaadhigii Ugu Horeeyay iyo Abaal Marrinno Kale Guddoonsiisay Dad Guulaystay

 

News Related