Hargaysa(GNO):-Salaadinta,Cuqaasha, Waxgaradka iyo dhalinyaradda beelaha arab waxa ay ka hadleen hadal ka soo yeedhay Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, ahnna Murashaxii afgambiga ku sameeyay Xisbiga KULMIYE, ayaa khudbad uu jeediyay xidhitaankii shir loogu cumaamadday oo aan ciddi kula tartamin waxa uu sheegay in Labaddii murashax ee ay isku beesha ahaayeen tudhaale ay garteen uga hadheen tartanka, waxaannu si cadaawaddi ka muuqato oo eexaysan tartankaas uga saaray Murashaxii jagaddaas u taagnaa u tartamaayay, isla markaanna ka soo jeedday beesha arab Xildhibaan Axmed Cabdi Nuur (Kijaandhe) Haddaba, hadalladii Madax-dhaqmeedkaasi ay ammuurtaas kaga hadleen waxa aannu idinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho habboon:-
https://youtu.be/_V-C3WmDdUk