Waxaan ugu horayn salamaya bahda Gabileynews , marlabad waxan hambalyo iyo bogadin udirayaa Murashixiinta madaxwaynaha iyo kuxigeen kiisa xisbiga kulmiye ee doorashada soo socota hadii Alle idmo Muuse Biixi Cabdi iyo C/raxman Ismaciil (Saylici)
Waxakale oon salan iyo hambalyo udirayaa musharixiinta aan iman oo iyagu marhoreba warbaahinta geliyay in anay ka qaybgelayn dorashada sababo cadalad daro ( wasiday hadalka udhigeene) waxan rabaa inan yara dul istaago xildhiban Axmad Cabdi (Kijandhe) waxan oo warbahintu shalay si gara uga hadashay, Musan soqadin iyo hadalo nocasa.
Waxan qaba Kijandhe inuu ka duwan yahay labadan nine e kale, isagu waa xildhiban Xasaanad leh sida nimankan maha dibad wareg ‘’7,000 personnel votes’’ ayuu kursigiisu u dhigmaa nin Siranyo iyo ina biixi haday isku tagaana wax kama qaadi karayan maaha, takale aad ayu uga hadal dhowrsona labadan kale ee Tawangida hadal hayay.
Cqani Ibrahin Xirsi
Gabilay 4465444