Dhamaan dadka Hoos ku qoran oo kala ah :
Hooyo Ardo Maxamuud
Aabo Cabdi Xaaji Cali
Muuna Cabdi Xaaji , Ninkeeda iyo Caruurteeda
Khadan Cabdi Xaaji iyo Ninkeeda iyo Caruurteeda
Khaalid Cabdi Xaaji
Hoodo Cabdi Xaaji
Xamse Cabdixaaji
Abokor Cabdi Xaaji
Umulkayr Cabdi Xaaji
Axmed Zaki Cabdi Xaaji
Yaasir cabdi Xaaji
Muntaha Cabdi Xaaji
Isra Cabdi Xaaji
Camaar Cabdi Xaaji
anas Cabdi Xaaji
Dhamaan reer Xaaji Cali Waxay dhaleen iyo Waxa sii Dhaleen iyo Ehelka iyo Qaraabaada oo kala joogta wadanka Gudihiisa iyo Dibadiisa.
Reer Xaaji Cali Waxay Duco khayr leh u Dirayaan Meherka yurub Cabi Xaaji Cali iyo ,Mubaarik Muuse Cawl oo maanta meherkodou ka dhacay magaalada Hargeysa, Waxaan dhamaanteen leenahay han qodo Reerkii lagu nastee lagu nagaado ubad khayr qabana kala hela.
Sidoo kale waxa iyaguna halkan Tahniyada diraya Mustafe Qarbooshe iyo Xaaskiisa Istahil Aw Cali
Iyo Ciyaalkooda iyo reer aw Cali Timacase .
Waxa iguna Tahniyadan oo kale Hawada u soo marinaya reer Aw Cali Daahir Guuleed oo wadnaka Gudihisa iyo Dibadiisa kala joogga
Aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin