gudomiyaha shirkada sagal jet ee gobolka gabiley oo dhambal hambalyo u diray musharax muuse biixi iyo ku xigenkiisa isago bogadiyay dhibtu u soo maray muuse aadna ugu soo samray kursiga shanta sano ee uu xisbiga haystayna dagal cirka iyo dhulka ah lagu hayay balse aan u jixinjin markaliya gadhayna imika hadafku laha waan hambalyayna takale qoladan imika qaylinaysan ninkani waa ninkii aad landcrusarada cad cad aad ku dhafi jirteen balse iyagu halkii aad kaga tagten ayu fadhiyay xita her waxad soo gadhen idinko xil u haya qaran oo aad wasir maliya tahay aad dagal kula jirteen muuse biixi marka samra sadkii wuu helaya uu hanbalyeeya aderayaal abdiasis iyo maxed biixi & kijaandhe muuse waa ninkii ay gurtidu xukuntay kuna xukuntay inu qaato gole dhexe oo aanu isagu magacabin isago aha gud xisbi idinka intaaso jeer aya la idin baryay gogoshi madaxweynahana aad diden gudidina aad diden dee mxd rabtan marka ma inu xisbiga babisaan aderyaal illahay ka baaqo tubta toosa n ku soo dhaca imika hawshi dhamataye dhisa mujihidka muuse biixi iyo ku xigenkiisa waxa kalon hambalyaynaya madaxweynaha j.sland mudane Ahmed m.m.silanyo oo noqday nalsen mandelaha somaliland runtii noqday madaxweyne taariikhdu xusi donto xisbigi kulmiyena guul gadhsiyay

Published: