Fanaanka Nuur Jaamac Aadan ayaa Tacsi Tiiraanyo leh udiray, Qoyska, Qaraabada Shacabka Somaliland, Jabuuti iyo Ganacsatada uu ka Baxay Ganacade Marxuum Ibraahim Cabdi Kahin ( Ibrahim Dheere) waxaanu Yidhi “Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun, waxan dhammaan shucuubta reer Djibouti iyo reer Somaliland iyo eheladii iyo qarabadiiba uga tacsiyeynayaa geerida ku timid Allah ha u naxariistee ganacsadihii weynaa Ibraahim Cabdi Kahin ( Ibrahim Dheere) . Naf kastaa wey dhadhamin geerida waana xaq, Ilaahay jannatul Fardowsa ha ka waraabiyo innagana samir iyo iimaan ha innaga siiyo nin weyn baa innaga baxaye….. Aamiin”
Published: