Dhamaan Jaaliyada Reer Somaliland ee dalka Holland waxay halkan tacsi u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Alla u naxariistee Marxuun Ibrahim Cabdi kaahin (Ibrahim Dhher) oo ku geeriyooday Magaalad Jabouti.
Waxaanu dhammaan Ilahay uga baryayaan inuu naxariisti jano kan waraabiyo, qaraabadii iyo
ehelkiina samir iyo iimaan ka siiyo, Ialahay qabriga ha u nuuro. Ammin.
Maxamed Yuusuf Buux
Gudoomiyaha Guurtida jaaliyada
Hollland.