Deeq Waxbarasho Jaamacadeed oo loo hayo ardeyda kabaxdey dugsiyada Sare ee kunool magaalooyinka Berbera Iyo Burco.
Dhamaan ardeyda ka baxdey dugsiyada sare sanadkan ama sanadihii kahoreeyay ee kunool magaalooyinka berbera iyo burco ee jecel waxbarashada waxaa ururka SODRA kuu hayaa fursad waxbarasho oo 40% lagaa bixinaayo feega jaamacada wixii faahfaahin ah kalla xidhiidh
0634440002/0634123371/0634242204