Cuqaasha maxdaxdhaqeedyada Gudigag Gancsattada Gudiga horumarnta Gudiga wanaag farista iyo xumaan reebista bulshada qaybeheeda kala duwan
Cuqaasha maxdaxdhaqeedyada Gudigag Gancsattada Gudiga horumarnta Gudiga wanaag farista iyo xumaan reebista bulshada qaybeheeda kala duwan ayaa baaq udiray madaxweynaha jamhuuriyada somaaliland Axmed maxamed maxamuud siilaayo in badhasaabka Gobolka Gabiley 7 bilood ee udanbeeyey uu baanka Gabiley Acounka wajaale uu lacago dagmadu leedahay si sharci daro ah ugala baxay arintaasina ay keentay guux shiki saamayn ku yeesha nidaamkii Degmonimo badasaabka oo reer wajaale uu la dhaqmay sida tuulooyinka baadiyaha ee hoos yimad Degmada Gabiley ayaa waxa isla markii ba bilaabmay ashkado kadhan ah waxanay baaq udireen xukuumadada