Waxaa maanta isa soo dhiibay afartii qof ee sheegan jirtey iney yihiin jabhada suldan wabar kuwaasoo ahaa dad aad u tiro yar hadaba waxaan rabaa inaan wax yar ka idhaahdo erayadii ay kalahaayeen dadka qaar midasha ama goobta kuwwasi oo ku hadlaayey erayo gaf ku ah beelaha ugu tiradbadan uguna dhulka badan markaa waa ceeb inaad sidaas u hadashaan inigoo 10 km ka degan somaliland. Aderr beesha bahabar celi waxay degtaa djibouti ilaa borama inta u dhaxaysa maaha beel loogu faanikaro qabiil ama qolo ee waa beel isku kalsoon taqaanana dagaalka waana beesha difaacda dhulka baaxadiisu ay leegtahay 500 km laakiin adigu 5 km ma difaacdid ee waxaan ku odhanlahaa waar iska aamusa meesha wax kumahaysaane. Kuwa ciilku hayo ee wax ku soo qorqora harowonews.com waxaan leenahay waar malaha isma ogidin ee marka hore is ogaada waxaad tihiin dadka ugu liita samaroon ee halkaas dhogey inaad hadashaana iniima banaano idinka. Hore ayaan inii sheegney inaad tihiin saylici nacayb,bahabar celi nacayb,maxamed-case nacayb,samaroonka wanaagsan nacayb tii uunbaa maantana dhabayday ee arintiinu ma ,ahayn isaaq nacayb,somaliland nacayb ee waxay ahad dadka dhukaleh nacayb. Anagu awlba waan ogeyn ineynaad wax yeelikarayn somaliland oo aad dhulka ka degtaan 10km laakiin kuwii inii haystey wax weyn waa kuwaase ha,idin arkaan waxaad tihiin iyo ineynaad somaliland iyo gobolada galbeedkaba waxba aynaad yeelikarin. Waxaan ku soo gabagabaynayaa gabaygan oo aanugu magacdaray sidan Ciidangaygoo cunaqabad madhaafow ciroolaha gaboobiyow caanaleyda laayow maalinta rag is qabtana buuraha ku yaacow boobaha culeyska leh kii cadawga siiyow maalintay cadaatee laycidhiidhinaayana kaan i caawinaynee ii calaacalaayowciidangaygoo ciil kama korow ciidangaygoo hawraar madhaafow ciidangeygoo rina gees kama ridow ciidangeygoo samaroon kala qaadow ciidangeygoo xuduudaha madhaafow ciidangeygoo. By Ahmed jama ismail Ahmed999@hotmail.com |
|