Bahda Haldoornews iyo Asxabtani waxay Hambalyo iyo Bogaadin udirayaan Meherka: Abdalla Daa’uud Ciise Cawale iyo Marwadiisa Faadumo Cisman Farah oo maanta meherkoodu ka dhacay Safari Hotel, Magaalada Hargeisa بارك الله لك وبارك عليك وجمع بينكما فى خير, AMIIN AMIIIN.
Mustafe C/kariin Cali
Mahdi Sheekh Cabdi
aadan Muuse sheekh
Buuni aadan Buuni
C/qaadir Xasan Maxamuud Saban
Abokor Aw Cali jaamac
Fu,aad C/laahi
balyo iyo bogaadin hawada umarinayaan Meherka: Abdalla Daa’uud Ciise Cawale iyo Marwadiisa Faadumo Cisman Farah oo maanta meherkoodu ka dhacay Safari Hotel, Magaalada Hargeisa بارك الله لك وبارك عليك وجمع بينكما فى خير, AMIIN AMIIIN.