Hargeysa(GNO)- Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoog oo ka tirsan xisbiga mucaaridka ee Waddani ayaa ka hadlay Khilaafka Kulmiye,Dardaaran & Fariin adagna u diray Musharaxiinta ku loolamaya xidbiga kulmiye. Halkan hoose ka daawo.
https://youtu.be/pxehDOBZdXk