Hargeysa(GNO)-Wasiirada kale ee ilaa Hada ku Dhawaaqay is Casiladooda waxaa ka mid ah Wasiir xigeenka wershadaha mawlid weris ,Wasiir xigeenka shaqada abdiwahid abduqaadir. Afhayeenka Madaxtooyada+Qaar kale oo Safka ku soo Jira.
Wasiiradan is casilay ayaa dhabar jab ku Noqonaya Xukuumada silaanyo Taasi oo ku Socota wadadii ay Mareen Xukuumadii Udub iyo Xisbigeedii balse Lama Saadaalin karo Arimahan hALKAY KU Dambayn Doonaan.
la soco wasiirada kale ee is casilada.