Borama – Rabshado xoogan oo kCiyaar xiiso leh oo dhexmaraysay gobolada Maroodi Jeex iyo Awdal ayaa Sababta Dhimashada Hal ruux iyo dhawaac tiro badan sida wararka borama naga soo gaadhayaa sheegayaan, waxaa khilaaf ka dhex bilaabmay garsoorka iyo xulka gobolka maroodi jeex oo sida la xusay lagu qabtay faawal kadibna murankii uu sobobay in dagaal dhexmaro taageerayaasha labada gobol iyadoo gabi ahaanba ay is taagtay ciyaartii
Dhanka kale ciidamada amaanka ayaa Iyagu adeegsanaya rasaas nool si ay ugu kala eryaan kooxaha dagaalku dhexmaro
ilaa hadda rasaas xoogan ayaa ka dhacaysa agagaarka garoonka dadwayne tiro badan ayaa la jiidhay oo qaarkood dadku dhaawac soo gaadhsiiyeen.
la soco wixii ka soo kordha goor
haldoornews.com