Published:

Hargeysa(GNO)-Wasiirka Warfaafinta somaliland C/laahi Cukuse oo Goobtii ay Wasiirada iyo ku xigeenadu isku Casilayeen ka Dhex bilaabay Waan waan.

oo isagu yimid goobta ay is casilaada kaga dhawaaqayaan masuuliyiinta xukuumada ka tirsan ayaa la sheegay in uu bilaabay waan waan arintaasi ku saabsan iyo sidii ay u joojin lahaayeen is casilaadooda.

wixii ka soo kordha ee wararkani ku saabsan la soco oo isha ku Hay Shabakada Gabileynews.net.

 

 

News Related