Published:

Guddoomiyaha KULMIYE Oo Soo Saaray Liiska 23-ka Xubnood Ee Uu Golaha Dhexe Ku Leeyahay Iyo Qaabka Uu Beelaha Ugu Qaybiyay

uuuuuuuuuuuuuHargeysa(GNO) Guddoomiyaha KULMIYE Oo Soo Saaray Liiska 23-ka Xubnood Ee Uu Golaha Dhexe Ku Leeyahay Iyo Qaabka Uu Beelaha Ugu Qaybiyay

Muuse Biixi Cabdi Oo Tariikhda Intu Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Aha Markii Ugu Horeysay Magacaabay 23 Xubood Oo Golaha Dhexe Ah, Isagoo 13 Ka mida ka Dhigay beesha uu ka soo jeedo

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, oo ah Musharax Xisbiga uga taagan Jagada Madaxweynaha, ayaa soo saaray liiska 23 xubnood oo Golaha dhexe ah oo uu magacaabay iyo qaabka uu beelaha reer Somaliland ugu qaybiyay oo aad u kala fog,waxaannu habkani uu daboolka ka qaadayaa xaqsoornimadiisa iyo sad-bursiga uu markiiba muujiyay.

Magacyada iyo Qabiilooyinka ay ka soo jeedaan 23 Xubnood.

1-     Marwada Madaxweynaha Aaminna Xaaji Maxamed Jirde  Habar awal (Ciise Muuse)

2-      Canab Cumar Ileeye  Habar awal (Sacad Muuse)

3-      Cali Sheekh Yoonis Habar awal (Sacad Muuse)

4-      Xasan Mawliid  Habar awal (Sacad Muuse)

5-      Xuseen Maxamed Rodol  Habar awal (Sacad Muuse)

6-      Aaminna Yuusuf Aar (Timo dheer) Habar awal (Sacad Muuse)

7-      Axmed Yuusuf Dirir Habar awal (Sacad Muuse)

8-      Samsam galbeedi         Habar awal (Sacad Muuse)

9-      Hodan Axmed Cabdillaahi                Habar Awal………(Sacad Muuse)

10-   Maxamuud Saalax Cabdi                Habar Awal.…….(Sacad Muuse)

11-   . Faadumo Yuusuf Qodax               Habar Awal……….(Sacad Muuse)

12-   Aniisa Nuur Cigaal:                         Habar Awal………(Ciise Muuse)

13-   Cabdi Giire .                                   Arab

14-   Khaliif Maxamed Warsame:          Habar Jeclo

15-   Maxamed Yuusuf Siciid.               Ciidagale.

16-   Aamina Xaji Axmed Miisan:        Samaroon.

17-   Dalays Shire Faarax:                   Habar Jeclo

18-   Baashe Cawil Xaji Cumar                 Habar Jeclo

19-   Xasan Faarax Jagac:                       Habar Jeclo

20-   Gen: Xasan Sallin:                           Habar Jeclo

21-   Guuleed Jaamac Ducaale             Habar Yoonis

22-   C/qani Aadan Cadde:                      Dhulbahante

23-   Cumar Dixood.                                 Arab.

News Related