Gudoomiye Abdirahman Ciro oo la shiraya jaaliyada reer somaliland ee degan wadanka Holland caawa,Si weyna loogu soo dhaweeyey.Daawo Sawiro.
Gudoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi oo dhawaanahanba ku sugnaa dalalka Yurub ayaa kulamo la yeeshay jaaliyadda reer Somaliland ee ku nool qaar ka mid ah dalalka Yurub,Waxa kale oo intii uu safarkiisa ku gudo jiray kulamo xarunta Qaarada Yurub ee Brusells kula yeeshay madaxda sar-sare ee Midowga Yurub,Kana wada hadleen xaladda Guud ee Somaliland iyo tageerada ay midowga Yurub siiyaan Somaliland oo uu ku amaanay.
Waxa caawa uu kulan balaadhan kula shirayaa Jaaliyadda reer Somaliland ee ku nool Dalka Holand oo ay kasoo qayb galeen madax sar-sare ee ka tirsan Xisbiga Waddani ee Qaaradda Yurub.
Lasoco warar dheeraada,Muqaal iyo sawiraba Dhawaan.