Dhamaan maamulka hawlwadeenada iyo wariyeyaasha Haldoornews.com waxay hanbalyo kal iyo laaba u dirayaan Boqorka:Sead Axmed Cawaale(Maazim) Iyo Boqorada Shamis Cali Kaahin Oo Meherkoodu Ka dhacay maanta oo ay tariikhdu tahay 18/10/2015 magalada hargeysa waxaan ugu ducaynayaa ducadii rasuulka (scw) بَارَكَ اللهُ لَكَ وَبَارَكَ عَلَيْكُمَا وَجَمَعَ بَيْنَكُمَا فِيْ خَيْرٍ aaameeen aaameen
Noqda laba dantoodiyo u dirnaada reerkoo
Xagaldaac u diidoo diiqad li i kuwada nool
Noqda labada daymada isku fahma dareenkoo
Ruuxba ruux dareenkiyo dabacsani u muujoo
U damqada midkii kale.