Published:

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajucuun Waxaan Tacsi Tiiraanyo Leh Udiraynaa Qoyska Qaraabada iyo Shacabka Reer Somaliland ee uu kabaxay alle Ha unaxariistee Marxuum Axm ed C/laahi Nadiif (Jeex) oo ku Geeriyooday Magaalada Hargeisa,
Rooble Cabdi Muuse iyo Xaaskiisa
Jimcaale Muxumed Faarax
Mustafe C/kariin Cali Iyo Xaaskiisa
Ayaan Maxamuud Dalmar
Mustafe Maxamuud iyo Caruurtiisa
Axmed-yaasiin Mawliid
Yaxye Xaaji Bursade
Bishaaro Jaamac Saalax
Mustafe Abshir iyo Xaaskiisa

Dhamaan dadkaasi Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh udirayaan Qoyska Qaraabada iyo Shacabka Reer Somaliland ee uu kabaxay alle Ha unaxariistee Marxuum Axm ed C/laahi Nadiif (Jeex) oo ku Geeriyooday Magaalada Hargeisa, Waxaanu Si Gaar ah uga Tacsiyaynaynaa Awlaadii uu ka Tagay oo kala ah C/risaaq , C/raxmaan, Nimco, Foosiya, Farxaan in illaahay Samir iyo iimaan Saadiqa ka Siiyo.. Aamiin .. Aamiin.jeex

News Related