Published:

heshiis kaleHargeysa(Haldoornews)-Fadhigii golaha wakiilada somaliland ee maanta oo ay ka soo xaadireen shir gudoonka golaha wakiilada oo fadhigii ugu dambeeyey ee golahaasi yeeshay gacan ka hadal iyo dagaal ku kala maqnaa ayaa  saaka mar kale dib u furmay.

kalfadhigan oo ahaa mid degan isla markaana ay halkaasi isa saamax iyo gacan qaad iskula kaceen gudoomiyaha golahaasi c.raxman ciro iyo ku xigeenkiisa baashe oo gacani hore u kala gaadhay ka dib khilaaf culus oo ka dhashay.

ciro baashe

waxaa sidoo kale kalfadhigan iyaguna isku saamaxay xildhibaanada golahaasi oo iyaguna sidoo kale isaga soo hor jeeday kalfadhiyadii hore hadalona isku tuurtuurayey.

gole

kalfadhigan saaka uu yeeshay golaha wakiilada markii uu dhamaaday waxaa uu gudoomiyuhu golaha ku war galiyey in ay fasax gelayaan ah ilaa sideed todobaad (8).

 

Haldoornews.com

Hargeysa office

contact@haldoornews.com

 

News Related