Ayeeyo Maryan muuse iyo dhamaan caruurteeda ilma sh Muxumed gaboobe caamir
dhamaan ilma xasan gaboobe caamir
Hooyo jawaahir cali xasan iyo dhaman caruurteeda Ilma cabdisamed sh muhumed gaboobe
Aabo Da,uud muuse qaalib iyo hooyo sacdiya cabdisamed sh muxumed iyo caruurtooda.
dhamaan dadkaasi waxay hanbalyo iyo bogaadin u diyaaan meherka Idiris da,uud muuse iyo marwadiisa Degan ibraahim oo maanta meherkoodu ka dhacay magalada boorama,waxaan leeyahay ducadii rasuulka baarka laahu lakuma wa barka calaykuma wa jamaca baynakuma fii khayr aw khayr aaameeen aaameen aaameena