Fanaaniinta Xidigaha Geeska ayaa Bandhig Heesood Heerkiisu sareeyo ku Qaban doono Hotel SYL muqdisho halkaasi oo ay isugu iman doonaan Dadwayne Aad utiro badan, Fanaaniinta Halkaasi ka Tumi doona ayaa waxaa ka mid ah Fanaanka Nimcaan Hillaac, Cirro, Xada Queen iyo C/raxmaan caydiid oo dhamaantood hadda ku sugan Dalka Kenya la soco Muuqaalada iyo Bandhigyada Xidigaha Geeska oo Fankooda gaadhsiiyay Goobaha somalidu Degto oo dhan.
Dadwaynaha ku dhaqan magaalada muqdisho ayaa aad uxiiseeya fanka Xidigaha geeska halkaasi oo si Balaadhan loo soo dhawayn doono.
Haldoornews.com
Contact@haldoornews.com