Hees cusub oo lagu hogotusaaleynaayo Madaxweyne Siilaanyo ayaa Si layaable fariin loogu gudbiyey si uu dalka ula socdo maadaama uu dalkii noqdey iyo xukuumadiiba mid is dhexyaaca waxaana soo saarey kooxda Waddani Band ee Magaalada Haregeysa sidoo kalena waxay kaga hadlayaan Danta Guud ee la boobey iyo Hantida umada ka dhaxaysa ee hada la rabo in shakhsiyaad lagu wareejinaayo.
Dahaadhka Maxaa Kusaarey
Sowkan Dulmigii Xad dhaafey
Dareenku miyuu ku seexdey
Sowtan Danyartii haraadey
Habaar kula Doonimayno
Ducana nagamaad shaqaysan.
Published: